SONAD oo ka qeyb galeysa Shir Yugandha ka dhacaya
May 19, 2024: Xubin katirsan Somali National Association of the Deaf-SONAD ayaa maanta ugu amba baxay dalka Yuganda Tababar la xiriira habka ay u wada shaqeeyaan dadka baahyiha ka ah…
Ardayda isku diyaarinaysa imtixaanka Fasal-ka 8-aad sanadka 2024
Maanta waxaan kormeer ku tegay Iskuulka ardeyda maqalka la’ ee Gobolka Banaadir oo ay si habsami u socoto waxbarashadiisa, Sanadkaan 2023/2024 waxaa Examka Fasalka 8aad ka qeyb galayo 29 arday…
Gaalkacyo Galmudug! Mashruuca Afurinta Dhagoolayaasha Sooman.
Gaalkacyo Galmudug! Mashruuca Afurinta Dhagoolayaasha Sooman. Waxaa Afur wadareed Loogu sameeyay Magaalada gaalkacyo Ardayda maqalka La’ ee degamada gaalkacyo, Mashruucaan waxaa gacan wayn ka gaystay ururka SONAD Somali National Association…
Burco! Mashruuca Afurinta Dhagoolayaasha Sooman.
Waxaa Afur wadareed Loogu sameeyay Magaalada Burco Ardayda maqalka La’ ee degamada Burco, Mashruucaan waxaa gacan wayn ka gaystay ururka SONAD Somali National Association of the Deaf-SONAD waxaana fuliyay Maamulaha…
Beledweyne! Mashruuca Afurinta Dhagoolayaasha Sooman.
Beledweyne! Mashruuca Afurinta Dhagoolayaasha Sooman. Waxaa Afur wadareed Loogu sameeyay Magaalada Beletweyne Ardayda maqalka La’ ee degamada Beletweyne, Mashruucaan waxaa gacan wayn ka gaystay ururka SONAD Somali National Association of…
Qardho! Mashruuca Afurinta Dhagoolayaasha Sooman.
Waxaa Afur wadareed Loogu sameeyay Magaalada Qardho Ardayda maqalka La’ ee degamada Qardho, Mashruucaan waxaa gacan wayn ka gaystay ururka SONAD Somali National Association of the Deaf-SONAD waxaana fuliyay maamulaha…
Kismaayo! Mashruuca Afurinta Dhagoolayaasha Sooman.
Kismaayo! Mashruuca Afurinta Dhagoolayaasha Sooman. Waxaa Afur wadareed Loogu sameeyay Magaalada Kismaayo Ardayda maqalka La’ ee degamada Kismaayo, Mashruucaan waxaa gacan wayn ka gaystay ururka SONAD Somali National Association of…
Baydhabo! Mashruuca Afurinta Dhagoolayaasha Sooman.
Baydhabo! Mashruuca Afurinta Dhagoolayaasha Sooman. Waxaa Afur wadareed Loogu sameeyay Magaalada baydhabo Ardayda maqalka La’ ee degamada baydhabo, Mashruucaan waxaa gacan wayn ka gaystay ururka SONAD Somali National Association of…
Waxaa habeenki 11aa ay SONAD afur wadareed u samaysay in kabadan 50 qofood oo dhagoollo ah
oo sooman kuwaas oo aan haysan meel ay ka afuraan, SONAD Waxay aad iyo aad ugu mahad celiyeen una duceeyeen walaalaha iska kaashaday afurintooda waxayna codsadeen in bisha ramadaan oo…
10/04/2022 waxaan booqosho ku tegay Xarunta Agoonta gabdhaha ee Boondheere.
Xaruntu waxay ku tallaa magaalada Muqdisho-Degmada Boondheere Waaxda Yuusuf Alkownayn waxay ku dhegan tahay Wasaaraddii hore arimaha gudaha ee Soomaaliya. Waa xarun ay wax ku bartaan in ka badan 1000…