Email address

info@sonadsomalia.org

Phone Number

+25261 5500700

Baydhabo! Mashruuca Afurinta Dhagoolayaasha Sooman.

Baydhabo!
Mashruuca Afurinta Dhagoolayaasha Sooman.
Waxaa Afur wadareed Loogu sameeyay Magaalada baydhabo Ardayda maqalka La’ ee degamada baydhabo, Mashruucaan waxaa gacan wayn ka gaystay ururka SONAD Somali National Association of the Deaf-SONAD waxaana fuliyay guddoomiye ku xigeenka jaamacadda Ganaane University.

Scroll to Top