Email address

info@sonadsomalia.org

Phone Number

+25261 5500700

Qardho! Mashruuca Afurinta Dhagoolayaasha Sooman.

Waxaa Afur wadareed Loogu sameeyay Magaalada Qardho Ardayda maqalka La’ ee degamada Qardho, Mashruucaan waxaa gacan wayn ka gaystay ururka SONAD Somali National Association of the Deaf-SONAD waxaana fuliyay maamulaha iskuulka Marwo Ubax Axmed Yusuf.
Scroll to Top