Email address

info@sonadsomalia.org

Phone Number

+25261 5500700

Kismaayo! Mashruuca Afurinta Dhagoolayaasha Sooman.

Kismaayo!
Mashruuca Afurinta Dhagoolayaasha Sooman.
Waxaa Afur wadareed Loogu sameeyay Magaalada Kismaayo Ardayda maqalka La’ ee degamada Kismaayo, Mashruucaan waxaa gacan wayn ka gaystay ururka SONAD Somali National Association of the Deaf-SONAD waxaana fuliyay Maamulaha Iskuulka ardayda maqalka la’ ee Kismaayo Mudane Maxamed Cabdikarin Mursal – Babad-.
Scroll to Top