Email address

info@sonadsomalia.org

Phone Number

+25261 5500700

Beledweyne! Mashruuca Afurinta Dhagoolayaasha Sooman.

Beledweyne!
Mashruuca Afurinta Dhagoolayaasha Sooman.
Waxaa Afur wadareed Loogu sameeyay Magaalada Beletweyne Ardayda maqalka La’ ee degamada Beletweyne, Mashruucaan waxaa gacan wayn ka gaystay ururka SONAD Somali National Association of the Deaf-SONAD waxaana fuliyay guddoomiye guddoomiya iskuulka Mudane Cabdiwahab Senay.
Scroll to Top