Email address

info@sonadsomalia.org

Phone Number

+25261 5500700

Burco! Mashruuca Afurinta Dhagoolayaasha Sooman.

Waxaa Afur wadareed Loogu sameeyay Magaalada Burco Ardayda maqalka La’ ee degamada Burco, Mashruucaan waxaa gacan wayn ka gaystay ururka SONAD Somali National Association of the Deaf-SONAD waxaana fuliyay Maamulaha Iskuulka Burco Mudane Mowliid Xasan Cabdullaahi –Maygaag-
Scroll to Top