Email address

info@sonadsomalia.org

Phone Number

+25261 5500700

Ardayda isku diyaarinaysa imtixaanka Fasal-ka 8-aad sanadka 2024

Maanta  waxaan kormeer ku tegay Iskuulka ardeyda maqalka la’ ee Gobolka Banaadir oo ay si habsami u socoto waxbarashadiisa, Sanadkaan 2023/2024 waxaa Examka Fasalka 8aad ka qeyb galayo 29 arday oo maqal la’ iyadoo 17 ay yihiin wiilal 12 ay yihiin gabdho, waxay ku jireen diyaar garoow xoogan waxaan u rajeyneyna guul goor walba iyo goob walba.
Sawirada
Scroll to Top