
oo sooman kuwaas oo aan haysan meel ay ka afuraan, SONAD Waxay aad iyo aad ugu mahad celiyeen una duceeyeen walaalaha iska kaashaday afurintooda waxayna codsadeen in bisha ramadaan oo dhan sidaan loogu wado afurka waxayna yiraahdeen waan ducaynay ducadeenna waa la heli doonaa dhawaan insha allah. Mar labaad wey mahadsanyihiin walaalaha iska kaashaday afurinta dadka maqalka la’ ee sooman bisha ramadaan.
Email address
info@sonadsomalia.org
Phone Number
+25261 5500700