29/05/2024 Waxaa maanta xafiiska SONAD nagu soo booqday 𝐀𝐠𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐄𝐝𝐮𝐜𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧 𝐟𝐨𝐫 𝐀𝐥𝐥 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐚 (𝐄𝐅𝐀𝐒𝐎𝐌) 𝐃𝐫. 𝐀𝐝𝐚𝐧 𝐌𝐨𝐡𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐫𝐰𝐨 𝐒𝐚𝐛𝐢𝐫𝐢𝐧 𝐀𝐛𝐝𝐢𝐫𝐚𝐡𝐦𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐚𝐡 𝐏𝐫𝐨𝐣𝐞𝐜𝐭 𝐀𝐬𝐬𝐢𝐬𝐭𝐚𝐧𝐭, Efasom, waxay aad u bogaadiyeen hawsha aan u hayno qaranka guud ahaan gaar ahaan bulshada maqalka la’ ee soomaaliyeed, waxay na siiyeen talooyin waaweyn oo niyadda inoo dhisay aad iyo aadna inooga farxiyey.
𝐄𝐅𝐀𝐒𝐎𝐌 waa hay’addii ugu horreeysay ee noo sameysay wacyi gelinta bulshada qeybaheeda kala duwan taasoo noo suurtagelisay guulaha aan maanta gaarnay gaar ahaan in carruurta maqalka la’ ee soomaaliyeed ay helaan xuquuq waxbarasho oo lacag la’aan ah.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *