Email address

info@sonadsomalia.org

Phone Number

+25261 5500700

Dr. Abukar Khaliif oo booqasho ku yimd Xafiiska SONAD

19/05/2024 waxaa xafiiska SONAD nagu soo booqday Dr. Abukar Khalif Mohamed oo ah bare sare oo wax ka dhiga Jaamacadaha dalka sida Jaamacadda Umadda iyo Jaamacadda Islaamiga iyo Jaamacade kale, ahna bare sare oo ku takhasusay cilmiga Education iyo cilmiga Shareecada.
Wuxuuna bogaadiyey hawsha aan u hayno bulshada maqalka la’ gaar ahaan xagga waxbarashada, wuxuuna caddeeyey in uu garab taagan yahay mar walba.
See insights and ads
Boost post
All reactions:

4

Scroll to Top