Email address

info@sonadsomalia.org

Phone Number

+25261 5500700

SONAD and EFASOM

29/05/2024 Waxaa maanta xafiiska SONAD nagu soo booqday ๐€๐ ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐„๐๐ฎ๐œ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐Ÿ๐จ๐ซ ๐€๐ฅ๐ฅ ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐š (๐„๐…๐€๐’๐Ž๐Œ) ๐ƒ๐ซ. ๐€๐๐š๐ง ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐ซ๐ฐ๐จ ๐’๐š๐›๐ข๐ซ๐ข๐ง ๐€๐›๐๐ข๐ซ๐š๐ก๐ฆ๐š๐ง ๐จ๐จ ๐š๐ก ๐๐ซ๐จ๐ฃ๐ž๐œ๐ญ ๐€๐ฌ๐ฌ๐ข๐ฌ๐ญ๐š๐ง๐ญ, Efasom, waxay aad u bogaadiyeen hawsha aan u hayno qaranka guud ahaan gaar ahaan bulshada maqalka la’ ee soomaaliyeed, waxay na siiyeen talooyin waaweyn oo niyadda inoo dhisay aad iyo aadna inooga farxiyey.
๐„๐…๐€๐’๐Ž๐Œ waa hay’addii ugu horreeysay ee noo sameysay wacyi gelinta bulshada qeybaheeda kala duwan taasoo noo suurtagelisay guulaha aan maanta gaarnay gaar ahaan in carruurta maqalka la’ ee soomaaliyeed ay helaan xuquuq waxbarasho oo lacag la’aan ah.

Scroll to Top