Email address

info@sonadsomalia.org

Phone Number

+25261 5500700

Shir looga hadlayey ilaalinta xuquuqda dadka naafada oo muqdisho lagu qabtay

29 iyo 30 May, 2024 Waxaa shir laba maalmood ah kusoo gabagaboobay xubno ka tirsan SONAD oo ay qabatay dallada naafada SDN, Waxaana looga hadlay ilaalinta xaquuqda dadka naafada, sinaanta ,heybsooca, isla xisaabtan iyo sharuucda dadka naafada. wuxuuna ku soo dhammaaday si guul ah.

Scroll to Top