08/03/2022 waxay maanta gabdhaha iskuulka ardayda maqalka la’ ee gobolka banaadir ay iskuulka dhexdiisa ku xuseen maalinta 8dda maarso oo ah maalinta haweenka adduunka.
waxay aad ugu farxeen in maanta oo kale ay ka barteen maalmaha kale oo ay tahay maalintooda sidoo kale waxay caddeeyeen in ay si joogto ah u xusi doonaan.
waxay soo jeediyeen in la dhawro xuquuqdo haweenka guud ahaan gaar ahaan xuquuqda haweenka naafada.
Waxaa guul ah in uu sanadkaan noqday sanadkii ugu horreeyey ee ay xusaan haweenka maqalka la’ ee Gobolka Banaadir.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *