Email address

info@sonadsomalia.org

Phone Number

+25261 5500700

20-ka Oktoobar, 2025 Ururka Dhegoolayaasha Qaranka Soomaaliyeed (SONAD) iyo Ente Nazionale Sordi ETS-APS (Ururka Qaranka Dhegoolayaasha ee Talyaaniga) ayaa shir Zoom ah yeeshay

Shirka waxaa ka qeybgalay Safiirka Talyaaniga ee Muqdisho (Ambassador Mudane Pier Mario Daccò Coppi.
), iyo madaxa ETS Mr. Ciao waxaana labada dhinac si qoto dheer uga wada hadleen sidii loo xoojin lahaa iskaashiga iyo wada shaqeynta mustaqbalka, iyagoo diiradda saaray horumarinta fursadaha waxbarasho, adeegyada bulsho, iyo taageerada ardayda dhegoolayaasha ah.
Scroll to Top