iyagoo ujeeddadoodu ahayd in carruurta maqalka la’ lagu soo daro bahda waxbarashada. Intii ay joogeen, waxay sameeyeen wacyigelin ballaaran oo ku socotay qaybaha kala duwan ee bulshada.
Wafdiga SONAD waxaa si diirran u soo dhaweeyey Guddoomiyaha Degmada Warsheekh Maxamed Xasan Mataan, Guddoomiyaha Dhalinyarada Mudane Qaasim, Taliyaha Booliska Muriidi, masuuliyiin kale iyo ardayda iskuulka degmada Warsheekh.
