๐๐/๐๐/๐๐๐๐ ๐ข๐ฅ๐ฅ๐๐ ๐๐/๐๐/๐๐๐๐ waxaa magaalada ๐๐๐๐ฅ๐ค๐๐๐ฒ๐จ (๐ค๐จ๐จ๐๐ฎ๐ซ) lagu qabtay tababar ku saabsan Luqadda Tilmaanta (๐๐ข๐ ๐ง ๐๐๐ง๐ ๐ฎ๐๐ ๐), kaasoo ay ka faaโiidaysteen arday badan.
Tababarkaasi wuxuu ahaa mid qiimo leh oo kor u qaaday aqoonta iyo fahamka ardayda maqalka laโ, waxaana si hufan u fuliyey macallimiinta Somali National Association of the Deaf-SONAD
๐๐๐๐ ๐๐๐๐ข๐ค๐ก๐๐ฅ๐ข๐ช ๐๐ฅ๐ข
๐๐๐๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ง ๐๐๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐๐ก๐ข ๐
๐๐๐ซ๐๐ก
Mahad ballaaran iyo bogaadin gaar ah ayaa u gudbinaysa macallimiinta dadaalkaas iyo kaalinta ay ka qaateen horumarinta bulshada maqalka laโ.