Email address

info@sonadsomalia.org

Phone Number

+25261 5500700

๐Œ๐š๐š๐ฌ๐ก๐š ๐€๐ฅ๐ฅ๐š๐ก! Dhallinyaro maqal laโ€™ ah ayaa ka qeybgalay Ijtimaaca Tabliiqa ee sanadkan lagu qabtay magaalada Hargeysa. Waxay adeegsadeen luqado ishaaro oo isku dhafan, maadaama aan weli la ansixin ๐‹๐ฎ๐ช๐š๐๐๐š ๐“๐ข๐ฅ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ (๐’๐Ž๐’๐‹).

Haddii la ansixiyo, dhagoolayaasha Soomaaliyeed si fiican ayey isu fahmi doonaan, sidoo kale bulshada kale waxay la wadaagi doonaan nolol buuxda oo ka baxsan goโ€™doonka iyo takoorka. Tani waa caddayn muujinaysa kobaca kacaanka dhagoolayaasha Soomaaliyeed ee uu hormuudka u yahay Somali National Association of the Deaf-SONAD.
Scroll to Top