Email address

info@sonadsomalia.org

Phone Number

+25261 5500700

Bulshada maqalka laโ€™ waxay leeyihiin cod qiimo leh, annaga oo ka qaybgaleyna todobaadkan caalamiga ah ee bulshada maqalka la’,

Bulshada maqalka laโ€™ waxay leeyihiin cod qiimo leh, annaga oo ka qaybgaleyna todobaadkan caalamiga ah ee bulshada maqalka la’, waxaan adkaynaynaa ballanqaadkeenna ah in ๐‹๐ฎ๐ช๐š๐๐๐š ๐“๐ข๐ฅ๐ฆ๐š๐š๐ฆ๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข ๐’๐ข๐ ๐ง ๐‹๐š๐ง๐ ๐ฎ๐š๐ ๐ž ay noqoto waddada buuxda ee lagu gudbiyo macluumaadka cimilada, digniinaha degdegga ah iyo fursadaha horumarineed.
Ma jiri karaan xuquuq aadanaha haddii aan la dhowrin xuquuqda luqadda ishaarada. Bulshada maqalka laโ€™ waa qayb muhiim ah oo si firfircoon uga qeyb qaadata iska caabinta iyo la qabsiga isbeddelka cimilada.

Scroll to Top