Madaxda Horumarinta Mashaariicda ahna Agaasimaha Guud Hay’adda Disability Aid Foundation Abikar Hussein Bashir, oo ah Shaqsi u olaleeya xaquuqda Aadanaha iyo dadka Tabaalesan ayaa Hambalyo iyo dhiirigelin usoo diray Guud ahaan Dhagooleyaasha Soomaaliyeed. Wuxuu amaanay hormarka ee sameenayaan, sidoo kale wuxuu Baaq u diray Dowlada Soomaaliya in we dar dar galiso Qaamuuska Luuqadda Soomaali Sign-Language.
Email address
info@sonadsomalia.org
Phone Number
+25261 5500700