Maanta ๐๐ซ๐ฎ๐ซ๐ค๐ ๐๐๐๐๐ wuxuu ka qaybgalay kulanka ay yeesheen bahda naafada iyo Guddiga Doorashooyinka Madaxa Bannaan. Guddoomiyaha ku xigeenka guddiga ayaa soo bandhigay tirakoob muhim ah oo muujinaya isdiiwaangelinta dadka naafada ah ee ka qaybqaatay doorashada:
Waxaa la isla gartay in ๐๐๐ก๐๐ ๐ง๐๐๐๐๐๐ lagu soo daro ๐๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ง๐ค๐ ๐๐จ๐จ๐ซ๐๐ฌ๐ก๐๐๐ ๐๐๐๐๐ฑ๐ ๐๐๐ง๐ง๐๐๐ง, si codkooda iyo matalaaddooda loo xaqiijiyo.
