Shirka waxaa ka qeybgalay Safiirka Talyaaniga ee Muqdisho (Ambassador Mudane Pier Mario Daccò Coppi.
), iyo madaxa ETS Mr. Ciao waxaana labada dhinac si qoto dheer uga wada hadleen sidii loo xoojin lahaa iskaashiga iyo wada shaqeynta mustaqbalka, iyagoo diiradda saaray horumarinta fursadaha waxbarasho, adeegyada bulsho, iyo taageerada ardayda dhegoolayaasha ah.

