Maanta 29/09/2025 waxaa si rasmi ah u soo gebagaboobay dabbaaldegga toddobaadka dhagoolaasha soomaaliyeed ee lagu qabtay muqdisho! Kaasoo sanadkaan hal ku dheggiisa uu ahaa xuquuq u helidda Luqadda Tilmaanta Soomaaliyeed (LTS) Somali Sign Language.
sonadsom