๐๐๐๐ฌ๐ก๐ ๐๐ฅ๐ฅ๐๐ก! Dhallinyaro maqal laโ ah ayaa ka qeybgalay Ijtimaaca Tabliiqa ee sanadkan lagu qabtay magaalada Hargeysa. Waxay adeegsadeen luqado ishaaro oo isku dhafan, maadaama aan weli la ansixin ๐๐ฎ๐ช๐๐๐๐ ๐๐ข๐ฅ๐ฆ๐๐๐ง๐ญ๐ ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐ (๐๐๐๐).
Haddii la ansixiyo, dhagoolayaasha Soomaaliyeed si fiican ayey isu fahmi doonaan, sidoo kale bulshada kale waxay la wadaagi doonaan nolol buuxda oo ka baxsan goโdoonka iyo takoorka. Tani waa caddayn muujinaysa kobaca kacaanka dhagoolayaasha Soomaaliyeed ee uu hormuudka u yahay Somali National Association of the Deaf-SONAD.