Email address

info@sonadsomalia.org

Phone Number

+25261 5500700

Climate Resilience and Adaptation Network – CRAN iyo Somali National Association of the Deaf-SONAD Septembar, 25 2025 Bulshada maqalka la’ waxay leeyihiin cod qiimo leh,

Septembar, 25 2025 Bulshada maqalka la’ waxay leeyihiin cod qiimo leh, annaga oo ka qaybgaleyna todobaadkan caalamiga ah ee bulshada maqalka la’, waxaan adkaynaynaa ballanqaadkeenna ah in Luqadda Ishaarada noqoto waddada buuxda ee lagu gudbiyo macluumaadka cimilada, digniinaha degdegga ah iyo fursadaha horumarineed.
Ma jiri karaan xuquuq aadanaha haddii aan la dhowrin xuquuqda luqadda tilmaanta. Bulshada maqalka la’ waa qayb muhiim ah oo si firfircoon uga qeyb qaadata iska caabinta iyo la qabsiga isbeddelka cimilada.
Climate Resilience and Adaptation Network (CRAN) iyo SONAD waxaan wadajir u dhiseynaa bulsho Soomaaliyeed oo adkaysi leh, oo cidna aan ka harin.

 

Scroll to Top