ππππ°π¨! πππ°π’π«πππ ππππ ee qeybinta buugaagta manhajka waxbarashada ee ay diyaarisay Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha Iyo Tacliinta Sare waxaan iskuulka ππ¨π¦ππ₯π’ ππππ πππ‘π¨π¨π₯ soo gaarsiiyey Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir waxaana si sharaf leh u qeybiyey Somali National Association of the Deaf-SONAD.
Buugtaas halkii set (8xabbo oo isku xiran) marka suuqa laga soo iibsanayo waa 25 illaa 30$ laakiin iskuulka ππ¨π¦ππ₯π’ ππππ πππ‘π¨π¨π₯ maadama uu yahay iskuulka qaran waxaa lagu siiyey si lacag la’aan ah.
Fg. waxaa sawiradaan qaaday ardayda maqalka la’ ee fasalka 3aad ee dugsiga sare ππ‘ππππ« ππ±π¦ππ πππππ’.





