Agaasimaha Astaan Sports Wariye Maxamed Cabdi Muudeey oo ka mid ah dadka xaquuqda Naafadda Soomaaliyeed u dooda sidoo kalane wuxuu kamid ah Hal dooryaashii Ciyaaraha dadka maqal la’ bulshada Baray ayaa Fariin Hambalyo iyo Dhiirigelin ah usoo diray soo diray isagoo bogaadiyay Hormarka Ururka Sameenayo.
Wuxuuna dowladda ugu baaqay in ay si deg deg ah ku ansixiso Luuqadda Dhagooleyaasha Soomaaliyeed.