Email address

info@sonadsomalia.org

Phone Number

+25261 5500700

๐ˆ๐ง๐ญ๐š ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐ฃ๐ข๐ซ๐จ ๐๐š๐›๐š๐š๐ฅ-๐๐ž๐ ๐ ๐š ๐ฎ๐ฌ๐›๐ฎ๐ฎ๐œ๐š ๐๐š๐๐ค๐š ๐ฆ๐š๐ช๐š๐ฅ๐ค๐š ๐ฅ๐šโ€™ ๐’๐ž๐ฉ๐ญ๐ž๐ฆ๐›๐ž๐ซ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“, Ururka Dhagoolayaasha Soomaaliyeed (SONAD) Somali National Association of the Deaf-SONAD ayaa ka faaโ€™iideystay munaasabadda …

๐ˆ๐ง๐ญ๐š ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐ฃ๐ข๐ซ๐จ ๐๐š๐›๐š๐š๐ฅ-๐๐ž๐ ๐ ๐š ๐ฎ๐ฌ๐›๐ฎ๐ฎ๐œ๐š ๐๐š๐๐ค๐š ๐ฆ๐š๐ช๐š๐ฅ๐ค๐š ๐ฅ๐šโ€™ ๐’๐ž๐ฉ๐ญ๐ž๐ฆ๐›๐ž๐ซ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“, Ururka Dhagoolayaasha Soomaaliyeed (SONAD) Somali National Association of the Deaf-SONAD ayaa ka faaโ€™iideystay munaasabadda xuska usbuuca dhagoolayaasha adduunka. Maanta, SONAD waxay si firfircoon uga qeyb qaateen qeybinta buugaagta manhajka waxbarashada ee ay diyaarisay Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha Iyo Tacliinta Sare .
SONAD waxa ay mahadnaq iyo bogaadin u diraysaa Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir oo soo gaarsiiyey buugaagtaas, taas oo qayb weyn ka qaadan doonta horumarinta waxbarashada carruurta dhagoolayaasha Soomaaliyeed.
Scroll to Top