Email address

info@sonadsomalia.org

Phone Number

+25261 5500700

Hadal-jeedinta Guddoomiyaha Ururka Dhagooleyaasha Qaranka Soomaaliyeed (SONAD), Osman Mohammed Nur,

Sanadkaan waxaa diiradda lagu saarayaa Todobaadka Caalamiga dhagooleyaash aduunka caqabadaha dhagooleyaashu kala kulmaan bulshada, iyo sida ay daruuri u tahay in si rasmi ah loo helo loona horumariyo Luqadda Dhagooleyaasha Aduunka.
Hal-ku-dhigga Sanadkan ee Todobaadka Caalamiga ah ee Dhagooleyaasha Adduunka Waa: Sign Language Haddii aanay jirin, xuquuq aadanana lama helayo.”
Scroll to Top