Email address

info@sonadsomalia.org

Phone Number

+25261 5500700

๐ƒ๐š๐›๐›๐š๐š๐ฅ๐๐ž๐ ๐ ๐š ๐”๐ฌ๐›๐ฎ๐ฎ๐œ๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ ๐จ๐จ๐ฅ๐š๐ฒ๐š๐š๐ฌ๐ก๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐’๐ž๐ฉ๐ญ๐ž๐ฆ๐›๐š๐ซ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“ ๐ŸŽ‰

 

 

 

Munaasabad qiimo weyn leh oo qeyb ka ah dabbaaldegga Usbuuca Dhagoolayaasha Soomaaliyeed ayaa xalay, ๐Ÿ๐Ÿ-๐ค๐š ๐’๐ž๐›๐ญ๐ž๐ฆ๐›๐š๐ซ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“, ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐ช๐š๐›๐ญ๐š๐ฒ ๐“๐ข๐ฒ๐š๐š๐ญ๐š๐ซ๐ค๐š ๐€๐ฌ๐ญ๐š๐š๐ง โ€“ ๐Œ๐ฎ๐ช๐๐ข๐ฌ๐ก๐จ, ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š.
Intii lagu guda jiray madasha, waxaa si wadajir ah loo daawaday laba muuqaal (video) oo muhiim ah, kuwaas oo ka hadlayay:
1๏ธโƒฃ Habka loo diyaariyey Luqadda Tilmaanta Soomaaliyeed (Somali Sign Language).
2๏ธโƒฃ Muhiimadda ay leedahay helitaanka Luqadda Tilmaanta Soomaaliyeed, si loo xaqiijiyo isfahan, waxbarasho iyo horumar bulsho oo dhamaystiran.
Munaasabaddan waxay ahayd fursad weyn oo lagu xusay muhiimadda luqadda tilmaanta, laguna muujiyey doorka ay leedahay dhismaha aqoonsiga dhagoolayaasha Soomaaliyeed.

 

Scroll to Top