Email address

info@sonadsomalia.org

Phone Number

+25261 5500700

๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ง๐ฒ๐š๐ซ๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ayaa hambalyo diirran u diray dhammaan dhallinyarada maqalka laโ€™ ee Soomaaliyeed.

 

 

20/9/2025 Muqdisho .
Maanta waxaa si rasmi ah u billowday Dabbaal-degga Usbuuca Dhagoolayaasha Soomaaliyeed.
๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ง๐ฒ๐š๐ซ๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ayaa hambalyo diirran u diray dhammaan dhallinyarada maqalka laโ€™ ee Soomaaliyeed, isaga oo sidoo kale ka jeediyey kelmad qiimo weyn leh maalinta ugu horreysa ee dabbaal-degga sanadkan 2025.
Dabbaal-deggani waxa uu astaan u yahay isku duubni, dhiirigelin iyo u istaagidda xaqa waxbarasho iyo ka qaybgal bulsho oo loo siman yahay, Waxaan si gaar ah ugu mahadcelinaynaa guddoomiyaha doorkiisa muhiimka ah iyo sida sharaf leh ee uu noogu furay dabbaal-deggan qiimaha weyn leh.

 

Scroll to Top