Email address

info@sonadsomalia.org

Phone Number

+25261 5500700

๐ƒ๐จ๐จ๐ ๐…๐š๐ ๐š๐š๐ซ๐ž: Masโ€™uuliyadda iyo Isla Xisaabtanka Siyaasadda Waxbarashada Loo Dhan Yahay โ€“ Caqabadaha iyo Xalalka.

๐Ÿ๐ŸŽ/๐ŸŽ๐Ÿ—/๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“ Maanta waxaa qabsoomay dood fagaare oo ku saabsan isla xisaabtanka iyo hirgelinta siyaasadda waxbarashada loo dhan yahay, iyadoo diiradda lagu saarayo caqabadaha jira iyo xalalka waara ee lagu xoojin karo waxbarashada carruurta naafada ah iyo kuwa kale ee nugul.
Ujeeddadu waa in si wadajir ah looga doodo sidii loo xaqiijin lahaa waxbarasho cadaalad iyo fursad u siman dhammaan ardayda Soomaaliyeed.
๐๐š๐ง๐ž๐ฅ ๐ƒ๐ข๐ฌ๐œ๐ฎ๐ฌ๐ฌ๐ข๐จ๐ง: Accountability in Inclusive Education Policy โ€“ Challenges and Solutions
20/09/2025 Today, a panel discussion was held on accountability and the implementation of inclusive education policy, focusing on the existing challenges and sustainable solutions to strengthen education for children with disabilities and other vulnerable groups.
The objective was to collectively explore ways to ensure fair and equal educational opportunities for all Somali students.

Scroll to Top