Email address

info@sonadsomalia.org

Phone Number

+25261 5500700

SONAD oo ka qeyb galeysa Shir Yugandha ka dhacaya

May 19, 2024: Xubin katirsan Somali National Association of the Deaf-SONAD ayaa maanta ugu amba baxay dalka Yuganda Tababar la xiriira habka ay u wada shaqeeyaan dadka baahyiha ka ah qabo, Mss Ubah Ahmed Yusuf oo ah Madaxda arimaha bulshada Puntaland ee Ururka dhagoolada qaranka Soomaaliyeed SONAD iyo kaaliyaheeda Mss Salma Mohamed ayaa safarkaan wakiil ugu ahaa SONAD.
SAWIRRO
Scroll to Top