Email address

info@sonadsomalia.org

Phone Number

+25261 5500700

Gaalkacyo Galmudug! Mashruuca Afurinta Dhagoolayaasha Sooman.

Gaalkacyo Galmudug!
Mashruuca Afurinta Dhagoolayaasha Sooman.
Waxaa Afur wadareed Loogu sameeyay Magaalada gaalkacyo Ardayda maqalka La’ ee degamada gaalkacyo, Mashruucaan waxaa gacan wayn ka gaystay ururka SONAD Somali National Association of the Deaf-SONAD waxaana fuliyay Macalimad Rowdo Cawil oo iskuulka sanado badan macalimad ka ahayd
Scroll to Top