Email address

info@sonadsomalia.org

Phone Number

+25261 5500700

Gobolka Bari Boosaaso

Desember sanadkii 2018 ayaa waxaa tababar lagu baranayo sign language lagu gabagabeeyey Magaalada Boosaaso ee Gobolka bari. waxaa ka qeyb qaatay 400 arday oo isugu jira maamul, macalimiin iyo arday, waxaa tababarka lagu qabtay Hoolka Jaamacadda.

Daawo qaar ka mid ah sawirada tababarka Boosaaso.

 

Scroll to Top