11ka September, 2019 waxaa tababar sign language lagu soo gabagabeeyey Magaalada Jowhar Gobolka Shabeelada Dhexe. waxaa ka qeyb qaatay 300 arday oo isugu jira maamul, macalimiin iyo arday, waxaa tababarka lagu qabtay hoolka jaamacadda GU.
Sawirada tababarka degamada Jowhar .