Gobolka Nugaal Garoowe

Sandkii 2018 waxaan soo booqday iskuulka ay wax ku bartaan carruurta maqalka la’ ee magaalada garoowe iskuulkaas oo ay maalgeliso dowladda Puntland. Waxaan la kulmay Maamulaha Iskuulka iyo madaxa bulshada maqalka la’ ee Puntland Mudane Zekerie.

Daawo Sawirada Booqashadaydii iskuulka ardayda maqalka la’ ee garoowe.