April, 2019 waxaa tababar lagu baranayo luqadda tilmaanta (sign language) lagu soo gabagabeeyey Magaalada Gaalkacyo dhanka Galmudug ee Gobolka Mudug. waxaa ka qeyb qaatay 125 arday oo isugu jira maamul, macalimiin iyo arday, waxaa tababarka lagu qabtay hoolka jaamacadda gaalkacyo university GU ee gaalkacyo.
Daawo sawirada tababarka gaalkacyo dhanka galmudug.