Gobolka Mudug Galdogob

17dii Sebtember, 2018 waxaa tababar lagu baranayo luqadda tilmaanta (sign language) lagu soo gabagabeeyey magaalada Galdogob ee gobolka Mudug-Puntland, waxaa ka qeyb qaatay 50 arday oo isugu jira maamul, macalimiin iyo arday, waxaa tababarka lagu qabtay Iskuulka ardayda maqalka la’ ee Galdogob.

Daawo sawirada tababarka ee degmada galdagob.