Tababarkii ugu horreeyey sanadkii 2015ta waxaan ku soo qabannay magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool. Waxaana laga soo furay iskuul ay wax ku bartaan carruurta maqalka la’. Waxaa si wadajir usoo furay Ustaad Cabdinasir Maxamed Jimcaale iyo Prof. Cabdiqani Cali Dhuux.
