
10ka October, 2019 waxaa tababar sign language lagu soo gabagabeeyey Magaalada Baydhabo Gobolka Bay. waxaa ka qeyb qaatay 500 arday oo isugu jira maamul, macalimiin iyo arday, waxaa tababarka lagu qabtay hoolka jaamacadda (GU) ee baydhabo.
Daawo sawirada tababara degmada baydhabo.