Febraayo, 2019 waxaa tababar sign language lagu soo gabagabeeyey Magaalada Kismaayo Gobolka Jubbada Hoose. waxaa ka qeyb qaatay 370 arday oo isugu jira maamul, macalimiin iyo arday, waxaa tababarka lagu qabtay hoolka jaamacadda kismaayo.
Daawo Sawirda qeyb ka mid ah tababarkii kismaayo.