Gobolka Mudug – Gaalkacyo Puntland

5tii November, 2018 waxaa tababar lagu baranayo luqadda tilmaanta (sign language) lagu soo gabagabeeyey Magaalada Gaalkacyo dhanka Puntland Gobolka Mudug. waxaa ka qeyb qaatay 350 arday oo isugu jira maamul, macalimiin iyo arday, waxaa tababarka lagu qabtay hoolka dugsiga sare ee Cumar Samatar.

Daawo Qaar ka mid ah sawirada tababarka Gaalkacyo Puntland.

Daawo Qaar ka mid ah sawirada tababarka Gaalkacyo Puntland.